Beesha caalamka oo quus ka taagan dhexdhexaadinta madaxda Soomaalida

Xubnaha beesha caalamka ayaa laga soo xigtay inay ka daaleen u kala dabqaadida hogaamiyayaasha Soomaalida, iyagoo taagan halkii ugu dambaysay oo ay go’aankooda kama danbaysta ah ugu gudbin lahaayeen golaha amaanka ee Q/midoobay si ay qaraar uga qaataan arrimaha Soomaaliya. Fadhiyadii ugu danbeeyay ee ay ku niyad jabeen ayaa ahaa kii ay la qaateen shinacyada … Continue reading Beesha caalamka oo quus ka taagan dhexdhexaadinta madaxda Soomaalida